DHEGEYSO-Puntland oo dhalinyarada shaqo abuur u samaynaysa.

Garoowe, Aug 13 2016-Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cabdulle ayaa sheegay in Puntland ay shaqo abuur u sameyneyso dhalinyarada ku nool deegaanadeeda.

Cabdiraxmaan Sheekh Axmed, ayaa sidoo kale sheegay in 60 dhalinyaro ay shaqo u abuurayaan, sidoo kalena ay rajeynayaan in sanad walbo ay shaqo abuur u sameynayaan dhalinyarada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com