HomeUncategorized

DHEGEYSO-In kabadan 160 tahriibyaal ah oo lagu qabtay xeebaha Boosaaso.

Taliska ciidanka booliska gobolka Bari ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo bandhigeen in kabadan 160 tahriibayaal ah oo isugu jirey rag iyo dumar ay ciidanka ammaanka gobolka Bari dhowaan gacanta kudhigeen.

M/weyne Geelle oo dalkiisa dib ugu laabtay kaddib booqasho uu ku tagay Muqdisho.
Boosaaso:, Dawlada Hoose oo burburisey goobo ganacsi.
Ciyaartooyda gobolka Sool oo u gudbay finaalaha koobka gobollada Puntland, 2009.

Taliska ciidanka booliska gobolka Bari ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo bandhigeen in kabadan 160 tahriibayaal ah oo isugu jirey rag iyo dumar ay ciidanka ammaanka gobolka Bari dhowaan gacanta kudhigeen.

Dhammaan tahriibayaashaani ayaa ciidanka ammaanka ee gobolka Bari ku qabteen xeebaha gobolka Bari xilli ay doonayeen inay doonyo ka raacaan si ay ugu tahriibaan dalalka Liibiya iyo Khaliijka Carabta gaar ahaan dalka ay colaaduhu kajiraan ee Yemen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: