DHEGEYSO-In kabadan 160 tahriibyaal ah oo lagu qabtay xeebaha Boosaaso.

Taliska ciidanka booliska gobolka Bari ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo bandhigeen in kabadan 160 tahriibayaal ah oo isugu jirey rag iyo dumar ay ciidanka ammaanka gobolka Bari dhowaan gacanta kudhigeen.

Dhammaan tahriibayaashaani ayaa ciidanka ammaanka ee gobolka Bari ku qabteen xeebaha gobolka Bari xilli ay doonayeen inay doonyo ka raacaan si ay ugu tahriibaan dalalka Liibiya iyo Khaliijka Carabta gaar ahaan dalka ay colaaduhu kajiraan ee Yemen.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com