HomeUncategorized

Soomaaliland oo qaadacday go’aankii shirka madasha.

Hargeysa, Aug 10 2016--Xukuumadda Soomaaliland ayaa waxa ay kahortimid go'aankii madaxda Soomaalidu ay shalay ku gaareen magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta maamulkaasi oo warbaahinta lahadlay.

DHEEGYSO-Gudiga dib u dhiska cusbitalka Galkacyo oo hkahadlay shaqada socota.
Rabshadihii Koonfur Afrika oo sahlay in dhac loo geysto 500 Dukaan oo Soomaalida leedahay (MAQAL)
Xildhibaano ku baaqay xil ka qaadista afhayeen Sh. Madoobe.

Hargeysa, Aug 10 2016–Xukuumadda Soomaaliland ayaa waxa ay kahortimid go’aankii madaxda Soomaalidu ay shalay ku gaareen magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta maamulkaasi oo warbaahinta lahadlay.

Maamulka Soomaaliland waxa uu sheegay in Soomaaliland aysan ka tirsanayn Soomaaliya aysana qusayn go’aamada kasoo baxay shirkii dhowaan kadhacay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0