HomeUncategorized

DHEGEYSO-Galmudug oo Puntland ku eedaysay ciidamada lageeyey Galkacyo.

Galkacyo, Aug, 09 2016--Maamulka Koonfurta magaalada Galkacyo ka arrimiya ee Galmudug ayaa ku eedeeyey dowladda Puntland inay mas'uul ka tahay ciidamada kasocda DANAB ee dhowaan lageeyey koonfurta Galkacyo.

Baahin: Khamiis, Feb 09, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Daruuro colaadeed oo dul hoganaya gobolka Cayn; Cuqaasha gobolka Cayn oo ugu baaqay Somaliland in ay joojiso gulufka colaadeed, kalana baxdo ciidamadeeda gobolka; M/weyne Siilaayo oo xilalkii ka qaaday Taliyihii & Abaanduulkii ciidanka Somaliland; Heshiis laga gaaray iska-horimaadkii ka dhacay xaafada Horumar ee koonfurta Galkacyo.
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Galkacyo, Aug, 09 2016–Maamulka Koonfurta magaalada Galkacyo ka arrimiya ee Galmudug ayaa ku eedeeyey dowladda Puntland inay mas’uul ka tahay ciidamada kasocda DANAB ee dhowaan lageeyey koonfurta Galkacyo.

Axmed maxamed Gudoomiya ku xigeenka Galmudug ee Gobolka Mudug ayaa warbaahinta u sheegay in Puntlan ay dibindaabyo la damacsantahay galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: