DHEGEYSO-Galmudug oo Puntland ku eedaysay ciidamada lageeyey Galkacyo.

Galkacyo, Aug, 09 2016–Maamulka Koonfurta magaalada Galkacyo ka arrimiya ee Galmudug ayaa ku eedeeyey dowladda Puntland inay mas’uul ka tahay ciidamada kasocda DANAB ee dhowaan lageeyey koonfurta Galkacyo.

Axmed maxamed Gudoomiya ku xigeenka Galmudug ee Gobolka Mudug ayaa warbaahinta u sheegay in Puntlan ay dibindaabyo la damacsantahay galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com