HomeUncategorized

Xaaladda Itoobiya oo sii xumaatay iyo Maraykanka oo kahadlay.

Addis ababa, Aug, 09 2016-Dowladda dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysey sheegtay inay ka xuntahay qalalaasaha ka aloosan wadanka Itoobiya oo ay Maraykanka saaxiib dhow yihiin.

Islaan Bashiir oo Gurigiisa ku Qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay ee Puntland
Caawa & Daljir: Baahin Sabti 25, may-2013_Jaamac Cabdiraxmaan Axmed (Daljir Galkacyo)
Baahin: Khamiis, Dec 29, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Fadhigii mudanayaasha baarlamaanka federaalka ee loo ballansanaa oo baaqday; Taliyaha cusub ee ciidanka bilayska Galkacyo oo la wareegay xilka, is-badelna ballan qaaday; Qurbajoogta Puntland oo dhaliilay sababaha looga reebay Taleex & Badhan barnaamijka horumarinta degmooyina.

Addis ababa, Aug, 09 2016-Dowladda dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysey sheegtay inay ka xuntahay qalalaasaha ka aloosan wadanka Itoobiya oo ay Maraykanka saaxiib dhow yihiin.

War kasoo baxay safaarada Mareykanka ee dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanku ay si weyn u cambaareynayso bannaan baxyada ka socdo qaar ka mid ah gobolada dalka Itoobiya oo ay dhigayaan Qowmiyadaha Orama iyo Amxaarada ee dalka Itoobiya.

Maraykanku wuxuu ugu baaqay xukuumadda wadanka Itoobiya inay yarayso khasaaraha kadhalankara banaanbaxyada socda, ayna dhegaysato rabiteenka shacabka mudaharaadka dhigaya intii ay ciidan xaaladda ku waajihi lahayd.

Qaar kamid ah Hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha oo Amnest international kamid tahay ayaa sheegay in dowladda dalkaasi ay samaysay gaboodfalo baahsan oo ay ku keceen ciidamada dalkaasi.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: