HomeUncategorized

DHEGEYSO-Galmudug oo ka hortimid ciidamada DANAB ee lageeyey Galkacyo.

Galkacyo, Aug 08 2016--Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Ciidanka Milatariga Ee Dowladda Soomaaliya ee dhawaan Degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo oo ay la socdaan Ciidanka PIS-ta Puntland iyo Saraakiil Mareykan ah ay Odayaal ka Afduubteen Dhinaca Koofureed ee Magaalada Gaalkacyo.

Qurbajoogta Puntland oo walaac ka muujiyey is-maandhaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Puntland & federaalka.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.
Dilalka madaxda dawlada oo ku soo kordhaya Puntland & dawladda oo wacad ku martay in ay tallaabo qaadi doonto.

Galkacyo, Aug 08 2016–Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Ciidanka Milatariga Ee Dowladda Soomaaliya ee dhawaan Degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo oo ay la socdaan  Ciidanka PIS-ta Puntland iyo Saraakiil Mareykan ah ay Odayaal ka Afduubteen Dhinaca Koofureed ee Magaalada Gaalkacyo. 

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barre oo Galabta Warbaahinta kula hadlay Koofurta Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidanka yimid Gaalkacyo ay Qalqal amni ka Abuureen Magaalada islamarkaana ay Odayaal Magaalada ka Afduubteen,waxaana Duqa Gaalkacyo uu sheegay in Dadka la Afduubtay uu ku jiro Oday Waayeel ah oo miyi ka yimid sida uu hadalka u dhigay. 

Hadaba Waakan Codaka Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barre 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: