DHEGEYSO-Wasiir ka badbaadey qarax lala beegsaday.

Muqdisho, Aug 08 2016–Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux oo la hadlay VOA ayaa sheegay in aysan wax dhibaato ah ka soo gaarin Qarax xalay ka dhacay Banaanka Carwo uu ka adeeganayay oo ku taala wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.  

Mudane Wasiir Nuux ayaa sheegay markii uu ka degay Gaariga in lagu soo tuuray Walxaha Qarxa, sidoo kalena uu dhaawac ka soo gaaray mid ka mid ah dadkii la socday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com