HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xulkii Puntland oo koobkii ku wareejinaya gobolada.

Boosaaso, Aug 08 2016--Xulka kubadda cagta ee Puntland ayaa waxa ay weli socdaal ku marayaan gobolada kala duwan ee Puntland gaar ahaan gobolada Karkaar, Bari iyo Gardafuu oo siweyn loogu soodhoweeyey.

Guddiga Jaaliyada MUDUG ee MINNESOTA oo tacsi u diraya ehelada Warsame Cabdi Shirwac. [Akhris …]
Caawa iyo Daljir, May 7,2013, Xaliimo Sacidyo Cabdilaahi Cai, (Daljir Garoowe)
Amal Gaalkacyo oo yeelatay maamul cusub, (Sawirro).

Boosaaso, Aug 08 2016–Xulka kubadda cagta ee Puntland ayaa waxa ay weli socdaal ku marayaan gobolada kala duwan ee Puntland gaar ahaan gobolada Karkaar, Bari iyo Gardafuu oo siweyn loogu soodhoweeyey. 

Hadaba si aan wax uga ogaano qaabkii xulka loogu soodhoweeyey goboladaasi ayaa waxaa Daljir uga waramay agaasimaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Axmed Cabdalle Tigaana.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: