DHEGEYSO-Xulkii Puntland oo koobkii ku wareejinaya gobolada.

Boosaaso, Aug 08 2016–Xulka kubadda cagta ee Puntland ayaa waxa ay weli socdaal ku marayaan gobolada kala duwan ee Puntland gaar ahaan gobolada Karkaar, Bari iyo Gardafuu oo siweyn loogu soodhoweeyey. 

Hadaba si aan wax uga ogaano qaabkii xulka loogu soodhoweeyey goboladaasi ayaa waxaa Daljir uga waramay agaasimaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Axmed Cabdalle Tigaana.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com