HomeUncategorized

DHEGEYSO-Laamaha ammaanka gobolka Mudug iyo ardayda oo wada shaqaynaya.

Galkacyo, Aug, 07 2016-Taliska qaybta booliska gobolka Mudug ee uu dhowaan magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland ayaa bilaabay qorshe cusub oo ay ku wada shaqaynayaan ciidanka ammaanka iyo ardayda wax ka barata magaalada Galkacyo.

Baahin: Arbaca, Mar 16, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Xubno ka tirsan golayaasha dawlada Puntland oo safaro hawleed ku maraya gobollada Sanaag & Haylaan; Dabayal, Gudd. gobolka Sanaag oo aan ka waraysanay … Muran ka dhashay dhismaha golaha deegaanka ee degmada Badhan; Doonyaale, la-taliyaha M/weyne Faroole ee dhinaca ammaanka oo aan ka waraysanay … “Dalka, dadka iyo dareenkoodaba barlamaanka ayaa hogaamiya” Maxamed C/llahi Oomaar … Dilal iyo salal siyaadsadeed oo dul hoganaya magaalada Laascaanood, Sool …
Dhagayso Barnaamij Gaah oo ku saabsan Ammaanka Gobolka Bari Wariye Xassan Haykal
Muwadaaniin Soomaaliyeed oo ku xaniban Garoonka Diyaaradaha ee JOMO Kenyatta

Galkacyo, Aug, 07 2016-Taliska qaybta booliska gobolka Mudug ee uu dhowaan magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland ayaa bilaabay qorshe cusub oo ay ku wada shaqaynayaan ciidanka ammaanka iyo ardayda wax ka barata magaalada Galkacyo

Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame, taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah dugsiyada magaalada Galkacyo, wuxuuna ardayda kala hadlay sida ugu wanaagsan ee ay ciidanka booliska ula shaqayn lahaayeen.

Taliyaha oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu kahadlay ujeedka kormeerkiisa waxaana waraystay Jamaal Faarax Aadan oo kusugan magaalada Galkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: