DHEGEYSO-Howlgalo kadhan ah Tahriibta oo kasocda gobolka Bari.

Boosaas, Aug, 07 2016–Ciidanka ammaanka ee gobolka Bari ayaa saacadihii ugu dambeyey wadey howlgalo ballaaran oo kadhan ah tahriibka kadhalinyarada iyo falalka ammaan xumo.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaa Maxamuud Cabdi Ibraahim oo Daljir Boosaaso katirsan uga waramay howglada kasocda magaalada Boosaaso iyo ujeedada ay ka leeyihiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com