HomeUncategorized

DHEGEYSO-Haweenka gobolka Banaadir oo dalbanaya qoonadada haweenka.

Muqdisho, Aug 07 2016--Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa kadhacay banaanbaxyo ay dhigayeen haweenka gobolka Banaadir, kaasi oo ay ku dalbanayaan bixinta qoondada haweenku kuleeyihiin golayaasha Soomaaliya.

Mudane Dirir ?Wefdiyo siyaasaddeed ma qaabili karno inta gurmadka masiibadu socoto? (Dhegeyso)
Ra’isal Wasaare Saacid oo ka duulay Caabudwaaq ( Dhegaysi)
Baahin: Sabti, 3 Aug 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Muqdisho, Aug 07 2016–Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa kadhacay banaanbaxyo ay dhigayeen haweenka gobolka Banaadir, kaasi oo ay ku dalbanayaan bixinta qoondada haweenku kuleeyihiin golayaasha Soomaaliya.

Banaanbaxaasi ayaan waxaan ka waraysanay gudoomiyaha haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab, oo ururkeedu soo abaabuley banaanbaxaasi, waxaana waraystay Cumar Laki Man oo kusugan magaalada Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: