HomeUncategorized

DHEGEYSO-Danjire Micheal Keating oo war kasoo saaray doorashada Soomaaliya.

Muqdisho, Aug, 03 2016--Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shalay war ka soo saaray arrimaah doorashada Soomaaliya.

Dhegeyso: Arrimaa Maanta looga hadlay shirka wadatashiga Beelaha Puntland
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Puntland mudane Awaare oo shaaciyey in uu tartamayo (Dhegeyso)
Ra’iisul wasaaraha oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle.

Muqdisho, Aug, 03 2016–Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shalay war ka soo saaray arrimaah doorashada Soomaaliya. 

Danjire Micheal Keating, ayaa waxaa bayaanka uu soo saaray uu kula hadlay dhinacyada go’aamiya doorashada Soomaaliya, odayaasha isagoona diiradda saaray intabadan doorka haweenka iyo taakulada beesha caalamka. 

Khadar Cawl Ismaaciil ayaa shirkii Jaraa’id ee Dalnjiraha kadiyaariyey warbixintaani.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: