DHEGEYSO-Danjire Micheal Keating oo war kasoo saaray doorashada Soomaaliya.

Muqdisho, Aug, 03 2016–Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shalay war ka soo saaray arrimaah doorashada Soomaaliya. 

Danjire Micheal Keating, ayaa waxaa bayaanka uu soo saaray uu kula hadlay dhinacyada go’aamiya doorashada Soomaaliya, odayaasha isagoona diiradda saaray intabadan doorka haweenka iyo taakulada beesha caalamka. 

Khadar Cawl Ismaaciil ayaa shirkii Jaraa’id ee Dalnjiraha kadiyaariyey warbixintaani.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com