HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxda Soomaalida oo ku shirsan magaalada Muqdsiho.

Muqdisho, Aug 03 2016---Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya waxaa maanta ka furmaya shirweynaha qaran ee madasha wadatashiga doorashada Soomaaliya.

Daljir Bosaaso:- Cawa iyo Daljir Salaasa_11_agosto 2015 & Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim
Wararkii ugu dambeeyey ee markab lagu haysto xeebaha Caluula.
Caawa iyo Daljir_Isniin, Nov 12-2012, Maxamed Cabdilaahi Cali (Kooshin)_Daljir Garoowe.

Muqdisho, Aug 03 2016–-Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya waxaa maanta ka furmaya shirweynaha qaran ee madasha wadatashiga doorashada Soomaaliya.

Shirkaani waxaa ka qaybgeli doona madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, gudoomiyaha barlamaanka, ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamulada xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Mudada ay socdaan kulamadaani ayaa waxaa looga hadlayaa dhammaystirka doorashada Soomaaliya ee Sanadkaani iyo arrimo la xiriira.

Waxaa muuqata in Soomaaliya aysan bishaan kadhici karin doorashadii loobaahnaa, maadaama aysan jirin wax tallaabo ah oo horay looqaaday waxaana xusid mudan inuu shirkaani ka maqan yahay madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo xaalad caafimaad dalka kaga maqan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: