Qaylo dhaan ka soo yeeraysa deegaanadii ay roobabka khasaaraha ugeysteen (dhegayso)

HomeWararka

Qaylo dhaan ka soo yeeraysa deegaanadii ay roobabka khasaaraha ugeysteen (dhegayso)

Tuulada Baqbaq ee hoos tagta degmada dangorayo ee gobolka Nugaal iyo deegaanada hoos yimaada ayaa laga soo sheegaya khasaare naf iyo maalba leh ay gaarsiiyeen  roobabkii ka da’ay Puntland. Hadaba Waxgaradka deegaanadas oo Radio Daljir lasoo xiriiray ayaa dowladda ka codsaday in loo soo gurmado. Dhegayso.

Buhoodle oo si weyn looga ciiday Maanta (Daawo)
GAROWE: MARYAN SACIID YUUSUF OO QORTEY BUUG LOOGA MAGAC DAREY HADOORAN GUULDARO (DAAWO)
Warka Fiidnimo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Tuulada Baqbaq ee hoos tagta degmada dangorayo ee gobolka Nugaal iyo deegaanada hoos yimaada ayaa laga soo sheegaya khasaare naf iyo maalba leh ay gaarsiiyeen  roobabkii ka da’ay Puntland.

Hadaba Waxgaradka deegaanadas oo Radio Daljir lasoo xiriiray ayaa dowladda ka codsaday in loo soo gurmado.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: