Axmed Karaash: “Puntland waxaa ay la xisaabtameysaa cidda hurineysa colaadda Towfiiq”

Axmed Karaash: “Puntland waxaa ay la xisaabtameysaa cidda hurineysa colaadda Towfiiq”

Madaxweyne ku xigeenka  Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Axmed Cismaan Karaash ayaa baaq deg deg ah ka soo saaray colaad tobaadkan ka soo cusboonaatay gobolka Mudug taas oo u dhaxeysa beelo wada dega halkaas.

Karaash ayaa ugu baaqay Waxgaradka iyo bulshada Beelaha dagaallamaya in ay ka qeybqaataan sidii loo joojin lahaa colaadda,waxaana uu intaas ku daray in Puntland ay la xisaabtameyso cidda ku lugyeelata hurinta colaadda.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com