HomeUncategorized

Dhagayso Galmudug oo hamyada 1da August u dirtay Puntland

Cadaado, 01, August, 2016 0 Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa hambalyo u diray shacabka iyo xukuumadda Puntland oo xilligaan xusaya munaasabada 1da August oo ay ku beegantahay markii la dhisay Puntland oo laga jooga hadda 18 sano.

Baahin: [Axad], [Mar 06], Weriye Cumar Afguduud…Gaalkacyo: Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno kala duwan ku ridday eedeeysanayaal lagu soo qabqabtay howl-gallo ammaan oo magaalada ka socda …Howl-galladii adkaynta ammaanka iyo hagaajinta bilicda magaalada Gaakacyo oo galay todobaad …Laascaanood: Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Somaliland oo ka dhacay magaalada iyo bilayska oo lagu eedeeyay khasaare …Boosaaso: Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka warbixiyay mashaariic caafimaad oo soo wajahan …
Baahin: Isniin, Aug 15, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka dawlada federaalka ah & Al-shabaab oo dagaal ku dhex maray Ceelgaab, Qooqane & Bacaad ee duleedka Beledweyn, Hiiraan; Amnesty International oo dambiyo dagaal ku eedaysay dawladda federaalka & Al-shabaab; Mudanayaasha golaha deegaanka ee Bossaso oo la dhaariyey.
Qaramada Midoobey oo ku dhawaaqday in qaar kamid ah gobollada Somalia ay ka jirto macaluul.

Cadaado, 01, August, 2016 0  Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa hambalyo u diray shacabka iyo xukuumadda Puntland oo xilligaan xusaya munaasabada 1da August oo ay ku beegantahay markii la dhisay Puntland oo laga jooga hadda 18 sano.

Madaxwayne Xaashi waxaa uu sheegay in Puntland lagu xasuusan doono waligeed in ay ahayd hooyadii nidaamka Federaalka, Galmdug-na ay farxada lawadaagayso munaasabada 1da August.

Hoos ka dhagayso Waraysi uu la yeeshay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: