Dhagayso Galmudug oo hamyada 1da August u dirtay Puntland

Cadaado, 01, August, 2016 0  Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa hambalyo u diray shacabka iyo xukuumadda Puntland oo xilligaan xusaya munaasabada 1da August oo ay ku beegantahay markii la dhisay Puntland oo laga jooga hadda 18 sano.

Madaxwayne Xaashi waxaa uu sheegay in Puntland lagu xasuusan doono waligeed in ay ahayd hooyadii nidaamka Federaalka, Galmdug-na ay farxada lawadaagayso munaasabada 1da August.

Hoos ka dhagayso Waraysi uu la yeeshay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com