HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Alshabaab Dalka laga saarayo.

Muqdisho, Agau, 01 2016--Wasiirka Wasaarada Amniga dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la jooga xilligii la xoojin lahaa awooda ciidanka xoogga dalka, si ay Alshabaab dalka uga saaraan.

DHEGEYSO-Gudiga dib u habaynta Galkacyo oo soobandhigay waxqabadkooda.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Xarunta Buuhoodle 08 07 2016.
” Wax maamula oo ka jira Balad-weyne ma jiro” Gudoomiyaha Balad-weyne Sh Ismaacil Barre Maxamuud.

Muqdisho, Agau, 01 2016–Wasiirka Wasaarada Amniga dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la jooga xilligii la xoojin lahaa awooda ciidanka xoogga dalka, si ay Alshabaab dalka uga saaraan.

Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa waxa uu sheegay in la doonayo in Al-shabaab laga saaro guud ahaan dalka goobaha ay kaga sugan yihiin, iyada oo lakaashanayo ciidamada AMISOM ee jooga hadda Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: