DHEGEYSO-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Alshabaab Dalka laga saarayo.

Muqdisho, Agau, 01 2016–Wasiirka Wasaarada Amniga dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la jooga xilligii la xoojin lahaa awooda ciidanka xoogga dalka, si ay Alshabaab dalka uga saaraan.

Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa waxa uu sheegay in la doonayo in Al-shabaab laga saaro guud ahaan dalka goobaha ay kaga sugan yihiin, iyada oo lakaashanayo ciidamada AMISOM ee jooga hadda Soomaaliya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com