HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka cusub ee Galkacyo oo carcar lasoo baxay.

Galkacyo, Agau, 01 2016--Maamulka dowladda hoose ee degmada Galkacyo ee dhowaan la doortay ayaa durba bilaabay qorshayaal ay kula wareegayaan dhulka weli shacabka ugu jira ee dowladda si adeegyada iyo shaqada dadweynaha loogu qabto.

DHEGEYSO-Qalliin Lacag la’aan ah oo kasocda cisbitalka Garoowe.
RW Cumar oo Dhaliilay laamaha Amniga Dowladda Somalia
Baahin: Sabti, 21 SEP 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Galkacyo, Agau, 01 2016–Maamulka dowladda hoose ee degmada Galkacyo ee dhowaan la doortay ayaa durba bilaabay qorshayaal ay kula wareegayaan dhulka weli shacabka ugu jira ee dowladda si adeegyada iyo shaqada dadweynaha loogu qabto.

Tallaabadaasi kadib waxaa timid cabasho dadka shacabka ah kasoo yeertay iyadoona ay dowladda hoose markiiba ka jawaabtay cabashada kasoo yeertay dadweynaha Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa warbixintaan ka diyaarshey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: