DHEGEYSO-Maamulka cusub ee Galkacyo oo carcar lasoo baxay.

Galkacyo, Agau, 01 2016–Maamulka dowladda hoose ee degmada Galkacyo ee dhowaan la doortay ayaa durba bilaabay qorshayaal ay kula wareegayaan dhulka weli shacabka ugu jira ee dowladda si adeegyada iyo shaqada dadweynaha loogu qabto.

Tallaabadaasi kadib waxaa timid cabasho dadka shacabka ah kasoo yeertay iyadoona ay dowladda hoose markiiba ka jawaabtay cabashada kasoo yeertay dadweynaha Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa warbixintaan ka diyaarshey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com