Isgaarsiinta degmada Eyl oo go’an iyo roobka oo beerihii latagay (daawo)

Isgaarsiinta degmada Eyl oo go’an iyo roobka oo beerihii latagay  (daawo)

Roobabkan oo da’ayey 24 kii saac ee lasoo dhaafay deegaanada Puntland ayaa saameeyey isgaarsiinta deegaanada qaar, degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo kamid ah meelaha sida weyn uu uga da’ay roobku waxaa jira khasaare soo gaarey beeraha, korontada iyo isusocodka dadka oo xirmay.

Goobaha ganacsiga iyo waxbarashada saaka lama aadin degmada Eyl.

Abshir Haaruun Salaad oo ku sugan magaalada Eyl ayaa Daljir u waramay.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com