HomeUncategorized

DHEGEYSO-Kulan lagu taageerayey xulka Puntland oo kadhacay Caabudwaaq.

Caabudwaaw-July 28 2016--Magaalada Caabud-waaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayey guushii xulka qaranka Puntland ka gaareen ciyaarihii maamul goboleedyada dalka ee kusoo xirmay magaalada Muqdisho.

DHEGEYSO-Barnaamijka Saaka iyo Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
Musharax Cabdirisaaq Nuur Caluula oo ka tanaasulay inuu u tartamo Arbacada doorashada Puntland
DHEGEYSO-Qalliin Lacag la’aan ah oo kasocda cisbitalka Garoowe.

Caabudwaaw-July 28 2016–Magaalada Caabud-waaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayey guushii xulka qaranka Puntland ka gaareen ciyaarihii maamul goboleedyada dalka ee kusoo xirmay magaalada Muqdisho.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada Caabud-waaq, maamulka degmada iyo xubno kale oo marti sharaf ah waxaana dhammaan dadkii ka qaybgalay u hambalyeeyeen horyaalka maamul goboleedyada Soomaaliya ee Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: