HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudiga doorashada dadban ee Soomaaliya oo Daljir lahadlay.

Muqdisho, July 27 2016--Gudiga federaalka doorashada dadban ee soomaaliaya ayaa ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay iyo qaabka ay u dhacayso doorashada sanadkan 2016

Barnaamijka Nabad – Farqiga u dhexeeya colaada & nabadda, iyo kaalinta diinta Islaamka … [Dhegaysi …]
Baahin: Isniin, Feb 27, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. 2 qarax oo ay ku dhinteen 2 qof, 7-na ku dhaawacmeen oo ka dhacay xaafada Wardhiiglay, Muqdisho; 4 ka mid ah burcad badeed afduub u haysata markab u raran ganacsato Somali ah oo lagu qabtay Hobyo; Ahlu-sunna oo sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab.
Wadahadallo lagu dhex-dhexaadinayey beelo wada deggan deegaanno ka mid ah gobola Bari oo meel wanaagsan maraysa.

Muqdisho, July 27 2016–Gudiga federaalka doorashada dadban ee soomaaliaya ayaa ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay iyo qaabka ay u dhacayso doorashada sanadkan 2016  

Burhaan Cilmi Xirsi oo kamid gudiga hirgalinta doorashada ayaa warasyi uu siiyay Radio Daljir u sheeg in shirka madasha qaran ee dhawaan dhici doona ay kasoo bixi doonaan mudaynta waqtiga doorashada asagoo intaas ku daray in mudadi ay jireen gudiga doorashada inay hirgaliyeen shuruudaha musharaxiinta iyo qaabki lagu lagi lahaa dorashada  .

Axmed Tallman oo kusugan Daljir Galkacyo ayaa khadka telefooonka kula xariiray ee magalada Muqadisho  Burhaan Cilmi Xirsi oo kamid gudiga hirgalinta doorashada dadban ee Soomaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: