DHEGEYSO-Gudiga doorashada dadban ee Soomaaliya oo Daljir lahadlay.

Muqdisho, July 27 2016–Gudiga federaalka doorashada dadban ee soomaaliaya ayaa ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay iyo qaabka ay u dhacayso doorashada sanadkan 2016  

Burhaan Cilmi Xirsi oo kamid gudiga hirgalinta doorashada ayaa warasyi uu siiyay Radio Daljir u sheeg in shirka madasha qaran ee dhawaan dhici doona ay kasoo bixi doonaan mudaynta waqtiga doorashada asagoo intaas ku daray in mudadi ay jireen gudiga doorashada inay hirgaliyeen shuruudaha musharaxiinta iyo qaabki lagu lagi lahaa dorashada  .

Axmed Tallman oo kusugan Daljir Galkacyo ayaa khadka telefooonka kula xariiray ee magalada Muqadisho  Burhaan Cilmi Xirsi oo kamid gudiga hirgalinta doorashada dadban ee Soomaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com