Xukuumadda Galmudug oo soodhoweysey barlamaanka cusub ee Hirshabeelle.

Cadaado, Oct 10 2016–Maamulka Galmudug ayaa Warsaxaafadeed ka soo baxay waxaa lagu soo dhaweeyay Xildhibaanada Maamulka Cusub Ee Hirshabelle,waxaana Galmudug ay sheegtay in ay soo dhaweyneyso Curashada Xildhibaanada Cusub.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com