Xildhiban Maxamed Axmed Cabdi Xaraf oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Puntlan ayaa Radio Daljir uga Warbixiye Safar Shaqo oo uu ku marayay maalmahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
waxa uu sidookale Xildhibaanka uu ka hadlay waxa u qabsoomay golaha wakiilada Puntland mudadii ay jireen.
wariye Xuseen Madar ayuu uwaramay.
COMMENTS