Waxgarad ka cabanaya qoondaynta xildhibaanada cusub ee barlamaanka Soomaaliya.

Galkacyo, Qaar kamid ah waxgaradka iyo nabadoonada beesha Maxamed Cumar oo katirsan beelaha dega gobolka Mudug ayaa baaq ku aadan xubnaha beesha ee kamid noqonaya barlamaanka Soomaaliya u dirtay madaxda dowladda Puntland.

AKHRI BAYAANKII

bayaanka-beesha-maxamed-cumar-ee-ku-aadan-xubinta-federalka

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com