Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Kahortagga caqabadaha gabdhaha kaga yimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 8aad – dhegayso)

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Kahortagga caqabadaha gabdhaha kaga yimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 8aad – dhegayso)

Kor u qaadista aqoonta gabdhuhu waa muhiim sidaas darteed waa in laga hortago caqabadaha gabdhaha kaga yimaada deegaanka, dhanka dhaqaalaha iyo dhammaan caqabadaha ka hortaagan waxbarasho taam ah, si ay u dhisaan oo ugu diyaargaroobaan nolosha mustaqbalka.

Barnaamijka maanta waxa uu diiradda saaraya la shaqaynta naadiga wiilasha iyo macallimiinta horjoogeyaasha u ah Naadiga Wiilasha si loo helo isbedel muhiim ah oo waara, gabdhuhuna ay uga gudbaan heerarka kala duwan ee waxbarashada asaasiga ah ee Primary iyo Secondary.

Hoos kaga bogo.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com