Wasaarada Haweenka  Puntland oo qeeq gaarsiisay barakacayaasha Jariiban (daawo)

HomeWararka

Wasaarada Haweenka Puntland oo qeeq gaarsiisay barakacayaasha Jariiban (daawo)

Deeqdan ay maanta wasaarada haweenk Puntland ay gaarsiisay degmada Jariiban ayaa isuugu jirta Dhar,Saliid,Bariis,Timir waxaan loogu talagalay haweenka danyarta ah ee kunool degmada  Jariiban. warbixintan waxaa soo jeedinaya wariyaha Daljir ee Jariiban Cabdikhayr Maxamed Jaama.  

WACAL DAREY AH: Guddiga Gacan Libaax oo beeniyey in saraakiil iyo askar toona aysan ka soo bixin Gacan Libaax
Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaaladda Baydhabo
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Deeqdan ay maanta wasaarada haweenk Puntland ay gaarsiisay degmada Jariiban ayaa isuugu jirta Dhar,Saliid,Bariis,Timir waxaan loogu talagalay haweenka danyarta ah ee kunool degmada  Jariiban.

warbixintan waxaa soo jeedinaya wariyaha Daljir ee Jariiban Cabdikhayr Maxamed Jaama.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    WAZAARADDA NAASLEYDA……MACNAHA HAWEENKA XAQIIQDII WAA WAZAARADAHA KA TILMAAMIN PL XAGA WAXQABADKA.LKN WAXAAN NACAA MARKAY RAADIYAAN WAXAYSAN XAQ U LAHAYN,SIDA MADAXWEYNANIMO IWM.RAGU UMA DIIDIN EE ILAAHAY BAA U DIIDEY,DUNIDUNA QOLO KASTAABA DHAQANKEEDA & DIINTEEDA BAY ILAASHATAA!!!!.
    LKN DUMARKA SOMALIYED WAA KUWII LAGU SOO BADBAADAY!!!!.THANK YOU…..for WOMEN’s.
    HOOYO WAA UUN HOOYO OO WAY KA NAXARIIS BADAN TAHAY RAGGA!!!.

DISQUS: