UN: Shaqo & Jagooyin Kale oo ka Bannaan Xafiisyada Qaramada Midoobay

UN: Shaqo & Jagooyin Kale oo ka Bannaan Xafiisyada Qaramada Midoobay

UN Somalia Jobs: Haddii shaqada aad rabtid aadan ku arag bogga UNDP ee isla boggaan Radio Daljir,  UN-ta waxaa ka bannaan jagooyin kale. Hoos riix oo arag fursadaha ka bannaan xafiisyada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

https://unjobs.org/duty_stations/somalia

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • hassan 5 years ago

    magacaygu waa xasan maxamed axmed , waxaan ahay shaqadoon haysta shahaadada mastarta ee cilmiga xisaabadka statiscs,waxaan ahay bachelor ka haystaa korontada iyo isgaarsiinta(electrical electronucs and telecomimnication engibeera) kana diyaariyay dalka bangladesh mufo shan sano ah .
    waxaa intaa iidheer short curse kala duwan oo aan dhamaantoid shahaado ama dibloomooyin aan shahaado ka haysta.

  • Abdalla nur adan 5 years ago

    Magaceyga waa abdalla nur adan oo jogo magalada mugqdisho waxaan ahay shaqo don  waxaan hestaa shahaado degre ah oo low ama sharciga waxaan idinka codsanaa in aad ishaqaleysin

  • Mahamed 6 years ago

    Mashaa,alaah Aad Ayaan u soo dhaweynaa in kastoo dhalintii baaga muuda yihiin 

  • falastin 7 years ago

    Msh alaah aad bn uso dhweynayaa fursadaha shaqo mdame dhlinyaradii ay baaga mudo ubadanyihn insh alh wn sugeyna

  • Abdinasir 7 years ago

    Masha allah waan soo dhaweeneeenaa Fursadaha shaqo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com