Soomaaliland oo Codsatay Wadahadal Dowladda Soomaaliya

Soomaaliland oo Codsatay Wadahadal Dowladda Soomaaliya

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay doonaan wadahadal lala galo dowlada federaalka soomaaliya oo ku saabsan arrimaha ammaanka, wada shaqeynta dhaqaalaha iyo horumarka dalka.

Wasiirka u qaabilsan maamulka Somaliland arrimaha dibadda Sacad Cali Shire  oo kulan kala qaybgalay jaaliyada maamulka Somaliland ee ku sugan  magaalada London ayaa  sheegay in maamulkiisa uu kor u qaadi doono wadahadalo mustaqbalka dhaw ay la galaan dowlada federalka ee uu hogaamiyo Maxamed Cabdullahi Farmajo iyo wada shaqeyn dhex marto.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir iyo

Xigasho qoraalka qaar Abdiaziz Hassan Ibrahim (Loyal)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com