Sawirro-Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo lakulmay xubnaha aqalka sare.

Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha  Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22 October, 2016 quraac sharaf u sameeyey xubnaha aqalka sare ee dawladda Federaalka Soomaaliya u matalaya Puntland, kuwaas oo ay khamiistii lasoo dhaafay doorteen baarlamaanka dawladda Puntland.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com