Saraakil Ciidan oo Dalka dibadiisa Tababar loogu qaaday

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Tababar kusoo qaadanayo Dalka Dibadiisa.

Saraakiishaan iyo Askartaan ayaa in Mudo ah tababaro kala duwan ku qaatay Gudaha Magaalada Muqdisho

S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Taliyaha.Ciidanka Xoogga Dalka oo warbaahinta kula Hadlay Gudaha Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay Saraakiishaan.iyo Askartaan ay soo qaadanayaan Tababar qaas ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa u mahadceliyay Dowladaha Soomaaliya ka taageera dhanka Tababarada Ciidamada Soomaaliya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Saraakil Ciidan oo Dalka dibadiisa Tababar loogu qaaday”

  1. nuurkanederland

    TURKIGU WUXUU NOO SHEEGAY WAXA AYNU ISU NAHAY!!!!.
    NINKA NOLOSHAADA & HORUMARKAAGA JECEL DHASHAADUU WAX BARAA,KUMAANKUN DHALINYARO AH BUU TURKIGU SIIYEY DEEQ WAXBARASHO,CIIDANKANA SIDUU UTAABARAYO WAYNU ARAGNAA.NOOLOOW ORDIGAN MUJAAHIDKA QARNIGA EE AAN WAXBABA LOO YEERIN.
    ORDIGAN WAA SALAAXUDIIN AL AYUUBIGII QARNIGA 21aad.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:
    I.S.I.S=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    ISIS MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT)& PLAN 1980 GREATER ISRAELI PROJECT.
    ISIS LEADER ELLIOTE SHIMON HE WAS MOSSAD AGENT,GO FUCK YOUR SELF YOU ARE JEWISH MISSIONERY.

U Jawaab nuurkanederland Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com