Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaaladda Baydhabo

Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaaladda Baydhabo

Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in goor dhow uu ka dhacay qarax ay ku dhinteen labo ruux.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay xaafada Isha uuna ahaa mid ka dhashay bam ay wateen labo ruux oo mooto watay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ay raga mootada watay ee bamku uu ku qarxay ay ka tirsanaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa wanaagsanaa iyadoo weli ay ku sugan yihiin qaar ka mid ah wufuuda ka qeybgalaysay caleemasaarka Madaxweynaha Koofurgalbeed Cabdicasiis Laftagareen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    SOMALI WAXAY NOQOTAY TIMIR XABAAL TAAL.
    MADAXDA SOMALIDANA QAAR IYAGA KA SII LIITA BAA WAX U YEERIYA.
    SHACABKUNA WAABA DHAGABARJOOBEY.
    AQOONYAHANKEEDIINA WAA TUUL FAARUQA OO LA YEESHAY.
    AM I SORRY!? yes I AM SORRY.
    ISIS & ALSHABAB WAA UUN GACANYARAYAASHA CIA,MI6,MOSSAD iwm.
    FUCK YOU SELF,YOU ARE DEALERS CRIMINAL GROUPS.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com