Nashaad Ibraahim oo Kaalin Sare ka Gashay Imtixaankii Shahaadiga Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Nashaad Ibraahim oo Kaalin Sare ka Gashay Imtixaankii Shahaadiga Puntland (dhegayso)

Nashaad Ibraahim Maxamad Muuse waa mid kamid ah 11-kii arday ee sannad dugsiyeedkii 2016/2017 ugu sarreeyey dhammaan ardaydii u fariisatay imtixaankii

Dowladda Sweden oo tageero siinaysa Somaaliya
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal (dhegayso)
Alshabaab oo xukun ka fuliyaay Shabeelaha Hoose

Nashaad Ibraahim Maxamad Muuse waa mid kamid ah 11-kii arday ee sannad dugsiyeedkii 2016/2017 ugu sarreeyey dhammaan ardaydii u fariisatay imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare ee Puntland.

Ardaydaani oo ahayd gabadha kaliya ee kujirtey 11-ka arday ee ugu saraysay Puntland gashayna kaalinta 7aad ayaa wax ka baranaysey dugsiga sare ee Dhahar oo ku yaala magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan, Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic ayaa waraystay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 24
DISQUS: