Nashaad Ibraahim oo Kaalin Sare ka Gashay Imtixaankii Shahaadiga Puntland (dhegayso)

Nashaad Ibraahim Maxamad Muuse waa mid kamid ah 11-kii arday ee sannad dugsiyeedkii 2016/2017 ugu sarreeyey dhammaan ardaydii u fariisatay imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare ee Puntland.

Ardaydaani oo ahayd gabadha kaliya ee kujirtey 11-ka arday ee ugu saraysay Puntland gashayna kaalinta 7aad ayaa wax ka baranaysey dugsiga sare ee Dhahar oo ku yaala magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan, Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic ayaa waraystay.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

24 responses to “Nashaad Ibraahim oo Kaalin Sare ka Gashay Imtixaankii Shahaadiga Puntland (dhegayso)”

  1. faiza

    Maaansha allh nashaad hanbalyo
    hormar wanaagsan horeys usco abaayo

  2. ملكه ممتاز

    masha Alaaah hanbalyo hanbalyo horamar wacan wlshay

  3. Abdirahman

    Hambalyo

  4. mariya bintu mukhtar

    mashaa allah wll aad baan kuugu hambalyayn horey usoco

  5. Lamayaqaan

    msha allh hmblyo hmblyo abyo guulyso

  6. Lamayaqaan

    Hanabaliyo bayo masha alh gusha gartay alaha kula garb kalo wllo

  7. Mansha alah Radio Daljir dhiirigelinta aad u sameyseen ardayda

    1. Abdiwali abdiqadir ali

      runtii inay nashaad oo kalinta 7aad ka gashay imtixaanka shahaadigaa ee puntland
      kana mid noqotay 11 ka qof ee usareeya
      waan u hambalyeynayaa waxan leeyahay walal allaah haku xafido runtii waxa loo bahanyahy inay ku daydaan gabdhuhu gabadhaas.
      kudayashada mudan

    1. Lamayaqaan

      manshll guul nash

  8. Shakiib moha

    hambalyo hambalyo guulayso wll

  9. Shakiib moha

    Hambalyo hambalyo nashaad wll horrey usoc

  10. Warya walal… Daahir Haybe

  11. masha alllah nashaad wllshy guul isha cadowgu. kaa dadan

  12. Mansha allaaah guulayso byo

    1. Lamayaqaan

      Hambalyo Nashaad guul baan kuu rajaynaya

U Jawaab Ayaan Mohammed Sanyare Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com