
Garoowe, December 30, 2013 – Musharixiinta Puntland ayaa maanta soo saaray bayaan ay kaga hadlayaan doorashada dhow ee la filayo inay dhacdo 8-da janaayo 2014, iyagoo xaqiijiyey in ay u muuqdaan wax badan oo qaldan.
Waxay sheegeen in masuuliyada wax kasta oo doorashada ka xumaada uu yeelan doono Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, waxay xuseen in isimadu yihiin marjaca keliya ee loo laabto, balse fara-gelin xoogan ay kala kulmeen madaxtooyada.
Waxay degniin u jeediyeen guddiga xalinta khilaafaadka iyagoo dalbaday in wax kasta sidii loogu talo-galay ay u dhacdo.
Bayaanka musharixiinta oo ka koobnaa saddex qodob ayaa u qornaa sidan hoose: –
Diiwaanka wararka
radio Daljir
Dhegeyso: – Musharax Cali cabdi Awaare oo akhrinaya bayaanka musharixiinta Puntland
Audio Player
COMMENTS