Mashruuca GEEL ee USAID: Call for Applications to Participate in Economic Growth and Employment Partnerships

Mashruuca GEEL ee USAID: Call for Applications to Participate in Economic Growth and Employment Partnerships

Haddii ganacsigaagu la xiriiro xoolaha, beeraha, iyo kalluunka, ama ganacsi kasta oo qayb ka ah saddexdaas ganacsi, ka faa’iidayso oo ka qaybqaado mashruuca GEEL oo ay idiin keentay hay’adda USAID ee Dawladda Maraykanka. Riix linkiyada hoose:

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • abdikarim ismacil galaydh 3 years ago

    waxaan ahay beeroole waxaan rabaa in aan ka faaidaysto mashruuca geel

  • CABDI RAXMAAN 6 years ago

    ANIGU WAXAAN AHAY BEERALAY WAXAAN DOONAYAA INAAN KUBIIRO BEERALAYDA HARUMARTAY

  • mustafe 7 years ago

    Dear/

    waxaan rabaa inaan ka fooidaysto mashruucani fadlan iis oo dira application formka si aan u dalbada oo aan uga faaidaysto mashruucani

    mahadsanid

    • Bushra mohamett abdirahman 4 years ago

      Waxa an ahay ardayad barata beeraha mashruuca (Geel) waxa u la xiriira xolaha beeraha iyo wxii la mida fadlan ila soo wadaga formkiina si an uga fa,iidaysto mashruucina

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com