Ceeldheere, Nov, 26 ? Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo degmada Ceelbuur ee gobolka Gal-gaduud ayaa ku waramaya in saqdii dhexe ee xalay magaaladaasi laga afduubtay madaxii Soomaaliya u qaabilsanaa hay?adda Qarmada Midoobay u qaabilsan arrimaha caafimaadka aduunka ee WHO qaybteeda ciribtirka cudurka dabaysa mudane C/llaahi Maxamed Maalin.
Warar madax-banaan ayaa ku waramaya in sargaalkaasi ay degmada Ceeldheere ka afduubteen kooxda Al-shabaab, waxaana aan illaa xilligaan la ogayn jiho lala aaday masuul-kaasi, iyo cidda rasmiga ah ee afduubka u gaysatay.
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir http://daljir.com/
COMMENTS