MAANHADAL: Dilkii iyo kufsigii Gaalkacyo loogu gaystay Caasha ilyaas oo ahayd gabar 12 sano jir ah (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: Dilkii iyo kufsigii Gaalkacyo loogu gaystay  Caasha ilyaas oo ahayd gabar 12 sano jir ah (dhegayso|daawo)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa maanta dilkii iyo kufsigii Gaalkacyo loogu gaystay Caasho Ilyaas Aadan oo ahayd gabar 12 sano jir ah .

Barnaamijka waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha degmada  Gaalkacyo Yaasiin Cabdisamad, Xeerilaaliyaha gobolka mudug Muxiid, Guddoomiyaha Ururka haweenka Soomaaliya Batuulo Gabale iyo Caaqil Cabdisamad Abshir oo kamid ah wax garadka gobolka Nugaal.

wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 5 years ago

    WAAN KA XUMAHAY gabadheena sida
    SILICA ah ee loo DILAY waxaan
    Aaminsanahay in DIB loo soo celiyo
    WIXII horay u DHACAY puntland
    Hirshabeele galmudug north soomaaliya dhamaan giyiga somaliya
    HADII AYAN dhicin iska hilmaama in
    Ay wax hagaagaan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com