Laamaha Amniga ee gobolka Bari oo fashiliyay Qarax miino oo ladhigay bartamaha Suuqa Bosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Laamaha Amniga ee gobolka Bari oo fashiliyay Qarax miino oo ladhigay bartamaha Suuqa Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada amniga ee magaalada Bosaaso ayaa fashiliyay Qarax miino oo xalay lagu aasay bartamaha suuqa wayn ee magaalada Bosaaso . Qaraxan ayay shee

MUQDISHO: ARAGTI NOOCAA AH AYAY QABAAN SHACABKA CAASIMADA, KADIB HESHIISKII SHALEY MUQDISHO LAGU GAAREY
Dowladda Qatar oo casuumaad u fidisay madaxwaynaha Soomaaliya
Cabdifataax Xasan Xuseen Walloore oo horay wasiir kuxigeen caddaaladeed oo sheegay in ay jiraan siyaasiyiin xil ku doonaya kala qaybinta bulshada.

Ciidamada amniga ee magaalada Bosaaso ayaa fashiliyay Qarax miino oo xalay lagu aasay bartamaha suuqa wayn ee magaalada Bosaaso .

Qaraxan ayay sheegeen ciidamada in uu ahaa nooca gacanta laga hago ,waxaana lagu guulaystay in la fur furo kahor inta aan laqarxin.

Hadaba Gudoomiyaha gobolka bari Yuusuf Maxamed Wacay Dhado iyo duqa degmada Bosaaso C/salaan Bashiir C/salaan ayaa warbaahinta u sharax sida ay ciidamada ugu suurta gashay in ay fashiliyaan qaraxan.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Faiso mahamud 5 years ago

    Allaw umadeena Ugargaar masuuliyiinteena way ku mahdsanyhn hawsha ay uhayaaan umada soomaliyeed

  • ALLAH HA UGARGAARO UMADENA

DISQUS: 0