Gudiga doorashada dadban ee Soomaaliya oo war cusub soo saaray.

Muqdisho, Dec 19 2016-War qoraal ah oo ay soo saareen gudiga doorashada ayaa lagu sheegay in la hakiyay doorashadii xubnaha Somaliland ee Muqdisho ka dhici laheyd.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com