DHEGEYSO-Xaaladda abaareed ee deegaamada Puntland oo ka siidaraysa.

Boosaaso, Feb 23 2017-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoob-deero ayaa sheegay inay sii xumaanayso xaaladda nololeed ee dadka abaartu saamaysay.

Mudane Qoob-deero ayaa sheegay inay diiwaangeliyeen boqolaal qoys oo aan ay abaaruhu saameeyeen, wuxuuna intaasi ku daray inay jiraan dad dhowaan macluul ugu dhintay gobolka Mudug.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com