DHEGEYSO-Soomaaliya oo rajo ka muujisay natiijada dacwaddii badda.

Hague, Sep 24 2016–Maxkamadda Cadaalada Caalamiga ah ee ICJ ee ku taalla Magaalada Hague ee wadanka Holland ayaa Dhageysatay maalinimadii shalay markii labaad dacwaddii Soomaaliya, Muranka Dacwadda ee kala dhaxeeya Kenya.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com