DHEGEYSO-RW Soomaaliya oo Garoowe gaarey kana hadlay ujeedka socdaalkiisa.

Garoowe, Dec 10 2016-Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey u jeedada socdaalka uu kusoo gaarey deegaamada Puntland.

Cumar Cabdirashiid ayaa waxa uu sheegay in ay u yimaadeen arrimaha ku saleysan Abaaraha iyo sidii wada tashi looga sameyn lahaa arrimaha ku saleysan doorashada Soomaaliya oo Puntland dhowaan walaac xoogan ka muujisay.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com